Dhageyso Barlamaankii Cabdi Kariin Xuseen Gulled ka Soo Horjeeday oo ka Hadlay...

Dhageyso Barlamaankii Cabdi Kariin Xuseen Gulled ka Soo Horjeeday oo ka Hadlay Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Somaliya Mudane Farmaajo

0
SHARE

Xildhibaan Maxamed xasan Geelle oo kamid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa soo dhaweeyay Doorashada Madaxweyne Farmaajo,waxaana uu u mahad celiyay Baarlamaanka Labada Gole,waxaana uu sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay qateen Go’an Fiican oo isbadal ah.

Waxaa uu sidoo kale uu u Mahad celiyay Xildhibaan Geelle Baarlamaanka Galmudug ee Isbadalka bilaabay Xilkana ka qaaday Madaxweyne Guuleed.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY