Dhageyso beelaha Hawiye iyo Daarood aqriso Magacyada Shaqsiyaadka Laga Yaabo in Dowlada...

Dhageyso beelaha Hawiye iyo Daarood aqriso Magacyada Shaqsiyaadka Laga Yaabo in Dowlada Farmaajo ay Wasiiro ka Noqdaan

0
SHARE

Ra’isul wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa wadatashiyo la leh xildhibaanada si uu uweydiisto codka kalsoonida

Waxaa uu kulan gaar ah la qaatay xildhibaanada kasoo jeeda beesha Hawiye,  oo ah beesha uu kasoo jeedo, waxaana uu usheegay sida uu udoonayo in xilkaas ay ugu ansixiyaan Wxana Warar ay shegayan in beesha Daroos ay macquul tahay in golaha wasiirada shaqsiyaad caan ah ay ka soo dhax muuqdaan

Dhanka kale warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya shaqsiyaad magac ku leh siyaasada Soomaaliya oo la filayo iney kamid noqdaan xukumada cusub ee lasoo dhisi doono.

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY