DHAGEYSO: Ciidamadii Xorayd laha Xarardheere Cutubyo Hor leh oo ka ruqaansaday Degaanada...

DHAGEYSO: Ciidamadii Xorayd laha Xarardheere Cutubyo Hor leh oo ka ruqaansaday Degaanada Mudug, iyo Saraakiil ciidan oo Gaalkacyo dib ugu soo Laabtay Maxa Soo Kordhay

0
SHARE

Ciidanka Dowladda Federaalka iyo kuwa Maamulka Galmudug ayaa dib uga soo laabtay Degaanadii weerarka ay ku qaadeen ee Gobolka Mudug oo ay ku sugan yihiin Shabaab.

Ciidanka xoogga Dalka iyo kuwa Nabad sugidda Galmudug oo ay taageerayaan Ciidamo cadaan ah ayaa Todobaadkan waxa ay weerar qorsheysan ku qaadeen Degaano ka tirsan Gobolka Mudug.

Wararka ay heleyso Risaala ayaa sheegaya Ciidanka badankooda in ay dib kaga soo laabteen Degaanadaasi, mana cada sababta keentay in Ciidamada ay dib u soo laabtaan.

Wariyaal ka Tirsan Hobyomedia.com ayaa soo sheegaya Ciidankii soo laabtay qaarkood in ay u jiheesteen dhanka Magaalada Gaalkacyo, halka qaarka kalena ay u dhaqaaqeen dhanka Degamada Hobyo Waxana Cutubto ka mida ciidankii baxay la  xaqijiyay in  magaalada gaalkacyo ay dib ugu soo laabteen xili saqdhexe iyadoona Arimo cidankaasi ku sabsan aanu wax ka waydiinay  Guddoomiyaha Degaanka Camaara Yuusuf Salaad Maxamuud

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatay Codka

LEAVE A REPLY