Dhageyso Ciidanka Difaaca Galmudug ee Hobyo oo Heegan la Galiyay , iyo...

Dhageyso Ciidanka Difaaca Galmudug ee Hobyo oo Heegan la Galiyay , iyo Cabsi laga Qabo Shabaabka Xarardheere in ay Dagaal soo Qaadan

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo Maamulka degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in diyaariyeen ciidamadi difaaci lahaa degmadaasi Waxana  jira cabsi dadka degankaasi ay qabaan in weerar gaadmo ah ay ku soo qaadaan maleeshiyada ururka al/shabaaab ee xarimaha ku leh magaalada xarardheere

Gudoomiyaha degmada Hobyo ee Maamulka Galmudug C/laahi ali Axmed ayaa sheegay in ciidamo fara badna haatan ay soo gaareen degmada si al-shabaab ay kaga difaaceen.

C/laahi Cali Axmed ayaa sheegay in Al-shabaab aysan awood buuxda u laheyn in ay qabsadaan degmada Hobyo waxa uuna tilmaamay in al-shabaab haatan deegaano ku dhow degmada Hobyo ay dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan.

Dhaq Dhaqaayo Ciidan aya Maanta  lagu Soo Waramaya in ka Socdaan deganada shabaabku ay gacanta ku hayaan kadib markii shalay deganka camaara ay gudaha u soo galen cutubyo ka tirsan cidanka shabaab kuwaasi oo fariisimo ku yeeshay duleedka degankaasi

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

 

LEAVE A REPLY