Dhageyso Codadkii oo Dhamaystitan Xildhibanii Shegay in ay Xilka Horay uga Qaaden Madaxweyne Cabdi Karin Xusen gulled oo ku Dhawaaqay Xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Galmudug

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Guddi  iskood isku Qaban Qaabiyay Sheegayna in ay Yihiin Gudiga a qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug  ayaa ku dhawaaqay Xili ay Shegeen in ay Dooranayaan Madaxweyne Cusub oo ay shegeen in Cabdi kariin uu badali doono madama Ay Xilka sida ay shegeen iyagu ay ka qaadeen

Guddiga ayaa sheegay in 19-ka Bishaan aan ku jirno la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Xildhibaan Maxmed Saciid Xasan Geelle ayaa sheegay in Guddiga Doorashada Galmudug ay Mudo kordhin ku sameeyeen Qabashada Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo laga dhigay 19-ka Bishaan,waxaana uu ugu inta daneeyneysa Doorashada Galmudug in ay Xushmeeyaan Doorashada Galmudug iyo Xiliga loo qabtay.

Waxaa uu intaa ku daray Xildhibaan Geelle in Sababta keentay in 19-ka Bishaan la qabto ay tahay in Fursad la siiyo Musharaxiinta, islamarkaana ay Tixgelinayaan Doorashada Madaxweyne ee Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Wareysiga Xildhibaan Geelle

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.