Dhageyso Dabinka Ethopia ay u Dhigtay Dowlada Farmaajo iyo Wadad uu Kaga...

Dhageyso Dabinka Ethopia ay u Dhigtay Dowlada Farmaajo iyo Wadad uu Kaga Badbaadi karo Farmaajo Siyaasada Ethopia in Dowaldiisa ay Sameyn ku yeelato

0
SHARE

Madaxweynaha DF Somaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa dhawaan dowladaha dariska ah uga digay iney fara gelin ku sameeyaan gudaha Soomaaliya isagoo balan qaaday dhanka kale iney si darisnimo ah uwada shaqeyn doonaan.

Hase ahaatee, dowlada madaxweyne Farmaajo ayaa wal wal xoogan ka qabta in danaha gaarka ah ee ay dowladahaas ka leeyihiin Soomaaliya ay dhibaato ku noqoto dowladiisa.

Zakariye Yuusuf oo ah nin qabiir ku ah arimaha gobolka ayaa wareysi uu siiyay VOA-da kaga hadlay waxyaabaha qasabka ah ee ay tahay inuu Madaxweyne Farmaajo ka sameeyo arimaha xariirka dowladaha dariska ah

Halkan Hoose Rix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY