Dhageyso Dabkii Suuqa Barkaraha mala Gubay mise Dadka isaga iska Kacay...

Dhageyso Dabkii Suuqa Barkaraha mala Gubay mise Dadka isaga iska Kacay Xogag Qarsoon

0
SHARE

Dab aad u xooggan ayaa  ka kacay suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, Waxaana dabkaasi lagu tilmaamay in uu yahay dabkii ugu Xooganaa ee ka kaca abid Suuqa Bakaaraha.

Dabkan ayaa ka kacay sida Maamulka Suuqa Bakaaraha ay sheegeen qeybta suuqa Al-khaliifa ee isla Suuqa Bakaaraha, Waxa uu ku faafay qeybta Maacuunta iyo Malabka ee Suuqa Bakaaraha iyo qeybo kale.

Dabkan ayaa waxa ka dhashay Khasaare hantiyadeed iyo sidoo kale Khasaare nafeed, Waxaana ku dhintay labo qof dad kalena waa ay ku dhaamacmeen Waxana ilo Wareedyo lagu kalsoon yahay ay shegayan in arimo siyaasadaysan loo gubay suuqaasi sida ganacsato badan oo suqaasi ku ganacsada ay shegayaan

Halkan  Hoose Riix Si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY