Dhageyso Dadkii Puntland ay ku dhibateysan Waqooyiga Gaalkacyo oo kaliftay in Xildhibanada...

Dhageyso Dadkii Puntland ay ku dhibateysan Waqooyiga Gaalkacyo oo kaliftay in Xildhibanada Koonfur Galbeed ay si kulul uga Hadlaan xili Dhanka Galmudug ay dadkaasi la keenay

0
SHARE

Xildhibaan Maxamed Xuseen Isxaaq Afaraale oo kamid ah Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Madaxda Puntland in ay siidaayaan Tobanaan Maxaabiis ah oo ku xiran Xabsiyadda Maamulka Puntland.

Xildhibaan Afaraale ayaa sheegay in wax laga Xumaado ay tahay in Xabsiyadda Degaanada Puntland ay hadda ku jiraan Boqolaal Ruux oo ka soo jeeda Degaanada Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya, sida uu hadalka u dhigay.

Waxa uu u Mahad Celiyay Dadka ka Soo jeeda galmdug oo uu shegay in ay marti galin u sameeyeen Dadkaasi oo uu sheegay in Puntland ay dhibaato farabadan u  gaysatay Dadka ka soo jeeda Deganada Koonfur Galbeed

 

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysatid Codka

LEAVE A REPLY