Dhageyso Dhalinyaro ka soo jeeda Koonfurta Somaliya oo Waqooyiga Gaalkacyo Si Arxan...

Dhageyso Dhalinyaro ka soo jeeda Koonfurta Somaliya oo Waqooyiga Gaalkacyo Si Arxan Daro ah Loogu Jir dilay ,Dadkasi oo Dhanka galmudug Maanta la Keenay

0
SHARE

Qaarkamid dhalinyarada soomaliyeed ee kashaqaysan jiray waqooyiga magaalada gaalkacyo iyo kuwa kahowlana in ay dalka katahriibaan ayaa maanta warbahinta kula hadlay dhinaca Koonfureed gaalkacyo markii jirdil iyo masaafurin ay kula kaceen ciidamada puntlnd ee Kusugan waqooyiga gaalkacyo,

Dhalinyaradaan oo tiradoodu ay gaarayso inkabadan 70 qof ayaa yimid Qaybta taliska booliska Gobolka mudug dhanka galmudug markii ay dhac jirdil iyo handaad ay sheegeen in ay kala Kulmeen ciidamada puntland, Waxaana dhalinyaradaan oo warbaahinta la hadlay ayaa ilmeeyay waxaan ay Kasheekeeyen falka naxariis Dararada ah ee ay kula kaceen ciidamada maamulka puntland ee Waqooyiga magaalada gaalkacyo,

Waxay Shegeen in Ethopiankii la Socday la kaal kaalay oo Waxay rabaan loo qabtay Waxana ay shegeen in Loola Dhaqmay dadka koonfurta ka soo jeda sidi in aysan soomli ah aysan  isla markana ethopiankiina la siidayay

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagayeso Codka

LEAVE A REPLY