Dhageyso Dooni Urarneyd Ganacsato ka soo jeeda Deegaanada Galmudug kana Soo Shiracatay...

Dhageyso Dooni Urarneyd Ganacsato ka soo jeeda Deegaanada Galmudug kana Soo Shiracatay imaaradka oo Dagtay Maxayse Waday Doontaasi

0
SHARE

Dooni u rarneyd Ganacsato ka soo jeeda deegaanada Galmudug oo ka soo Shiraactay dalka Imaaraadka ayaa ku Dagtay Badweynta Hiinyada ka dib markii ay kulantay Cilad dag dag ah oo ku timid iyo Mowjado Dabaylo ah.

Dooni ayaa Siday inka badan 30-Gaari,Shidaal iyo Shixanado ganacsi oo kale waxa ayna ka soo Shiraacatay Magaalada Dubia ee Dalka Imaaraadka taasi oo ku soo jeeday Degmada Hobyo ee Gobalka Mudug.

Warar aya Sheegay in Markab Dagaal oo ku suganaa oo aan la Shaacin dalka laga lee yahay uu badbaadiyey qaar ka mid ah Shaqaalihii la socday Doonida Dagtay sida uu xaqiijiyey Gudoomiyihii Hore ee degmada Hobyo ee Gobalka mudug Shariif Shire oo la hadlay Hobyomedia.com

Halkan Hoose Riix si aaad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY