Dhageyso:- Doorasho Xirfadeysan oo Muqdisho lagu qabanayo iyo Xasan Shekh Maxamuud oo...

Dhageyso:- Doorasho Xirfadeysan oo Muqdisho lagu qabanayo iyo Xasan Shekh Maxamuud oo Qooto Qooto bilaabay

0
SHARE

Qaar kamid ah Musharaxiintii horay ula Tartamay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Xasan “Nuux” oo la soo Xariiray Radio Kulmiye ayaa sheegay in aan lagu soo Wargelin Doorashada Maanta lagu dooranayo Magaalada Muqdisho.

Axmed Sheekh Nuur oo ahaa Shaqsigii Doorashada la galay Wasiir Nuux ee Shaqaaqadu ay ka dhacday Xilligii ay ka socotay Jowhar ayaa sheegay in Saddex Musharax oo uu ku jiro aysan ku jirin Doorashada Maanta islamarkaan aan loo wicin,waxaana uu Xusay in Arrintaan ay wataan Guddiga Doorashooyinka Dadban iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Halkaan Hoose ka dhageyso  Wareysiga

LEAVE A REPLY