Dhageyso Faah Faahin Sarakiisha Al Shabab oo si Kulul uga Hadlay...

Dhageyso Faah Faahin Sarakiisha Al Shabab oo si Kulul uga Hadlay Dagaalkii ciidamada Galmudg ay Horkacayen ee ka Dhacay Gobalka Mudug Aqriso Qasare ay shegeen in dagaalka uu ka dhashay

0
SHARE

Kooxda AlShabaab ayaa war kasoo saartay dagaal maanta ka dhacay deegaano ku dhow magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Dagaalkan ayaa ka danbeeyay kadib markii ciidamada Galmudug State ay weerar qorsheysan ku qaadeen deegaanadaas oo ay AlShabaab ku sugnaayeen.

Gudoomiyaha Kooxda AlShabaab ee gobolka Mudug Sheekh Cabdilqaadir abu Cadnaan ayaa sheegay iney askar badan ay ka dileen ciidamada Galmudug iyo Puntland oo ay la socdeen ciidamo cadaan ah sida uu hadalka udhigay Waxana ay shegen in ka badan 10 Askari in Galmudug iyo ciidamadii la socday ay dagaalka kaga dileen

Xiriiro kala duwan oo aan la sameynay Sarakiisha ciidanka galmudg aya ka gaabsaday in ay faah faahin a bixiyaan wararka la xiriira dagaalkaasi

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

 

LEAVE A REPLY