Dhageyso Faah Faahino Shabaab oo Gacanta ku Haya Maanta Degano Mudug ka...

Dhageyso Faah Faahino Shabaab oo Gacanta ku Haya Maanta Degano Mudug ka Tirsan , isgaarsiinta Hobyo ,Ceelhuur iyo Gawaan oo Hawada Laga Saaray Maxaa Soo kordhay

0
SHARE

HM) Xafiiska Gaalkacyo Ururka Al.Shabab oo maanta la Wareegay Degaano ka Tirsan Mudug ka tirsan ayaa manta Hawada ka saaray isgaarsinta Degaano badan oo Ka Tirsan kunfurta Gobolka Mudug.

Deganada Hawada ka Maqan ayaa wax ka mid ah Degmada Hobyo Degaanka Ceelhuur Degaanka Gawaan. iyo kuwa kale oo Dhmanatooda ka Tirsn Kunfurta Gobolka Mudug.

Xarkada Al.Shabaab ayaa Hada ku Sugan Degaanka Ceelhuur Ee Gobolka Mudug. Dadka Ku Sugan Degaanada manta ay is garsinta ka Go,antahay ayaa wax soo wajahay Cabsi Xoogan. taasi oo ka timid ka dib markii Degaanka Kunfureed ay soo Buux Dhafiyee, Degnadaas.

Halkan Hoose Riix si Codka u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY