DHAGEYSO:-Gabadh Da’yar Oo Si Arxan Daro ah Loogu Dilay Gudaha Magaalada

DHAGEYSO:-Gabadh Da’yar Oo Si Arxan Daro ah Loogu Dilay Gudaha Magaalada

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo Magaalada Bosaaso  shaqsi ku Hubaysnaa Tooray ayaa Waxaa  ku dilay gabar  Da’yar xili ay ka soo baxaday guri ay ka daganyd mid ka mid ah xafadaha magaalada bosaaso oo lagu magacaabo al-ridwaan

Ciidanka Booliska Gobolka Bari ayaa Xabsiga Dhiga Mid kamid ah Qoyska ay Gabadhani ay ka soo jeedo waxaana la sheegay in loo haysto ka dib markii ay goob caafimaad ula soo caraartay xiligu gabadha tooreyda lagu dhuftay

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY