Dhageyso Gabar Somaliyeed oo Radinaysa Hooyadeed oo Mudo 23 Ka Hor ay...

Dhageyso Gabar Somaliyeed oo Radinaysa Hooyadeed oo Mudo 23 Ka Hor ay ka Tahriibtay iyadoo 3 Bil ah

0
SHARE

Muno Aadan Muumin waa Gabar 23-sano jir ah kuna nool Degmada Waaberi ee Gooblka Banaadir, Hooyadeed ma aysan arkin mudo ku dhow 23 sano.

Waxa ay codsatay Muno Aadan Muumin in lala raadiyo Hooyadeed oo ay ugu dambeysay iyado oo Saddex bil oo keliya jirta

Sawirka gabadha  Hooyadeed Raadinaysa

Magaca Hooyadeed waxa ay ku sheegtay Aasiyo Sheekh Yuusuf, waxaana ay sheegtay in aysan ogeyn waqti xaadirkan Hooyadeed halka ay ku nooshahay.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY