Dhageyso Galmudug Sidee u aragtay Doorashadii Farmaajo Kadib Markii uu xilka Wayay...

Dhageyso Galmudug Sidee u aragtay Doorashadii Farmaajo Kadib Markii uu xilka Wayay Madaxweynihii Hore Xasan Sheikh

0
SHARE

Madaxweyne Kuxigeenka Dowladda Galmudug Maxamed Xaashi Carabeey oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Cadaado oo Xarun KMG u ah Galmudug ayaa soo dhaweeyay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa sheegay in Soomaaliya uu Waa Cusub u Baryay islamarkaana isbadalka yimid uu rajeeynayo inuu noqdo Mid Soomaaliya Hormar gaarsiiya.

Gobolada Dalka oo dhan oo ay ku jirto Somaliland ayaa laga soo dhaweeyay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

 

LEAVE A REPLY