Dhageyso General Cabdi Qaybdiid oo ka Hadlay isbadalka Dalka ka Dhacay iyo...

Dhageyso General Cabdi Qaybdiid oo ka Hadlay isbadalka Dalka ka Dhacay iyo arimo Kale oo Xasaasi ah

0
SHARE

HM__Xafiiska Muqdisho > General Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Madaxweynihii Hore ee Dowlad Gobaleedka Galmudug Hadn ah Xubin ka Tirsan Aqalka Sare ee Dowlada Fadaraalka Soomaliya  lagana Soo Duurto Deganada Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Waxa uu Markii ugu Horeyay ka Hadlay isbadalka ka Dhacay Dalka iyo  Doorashadii uu ku soo Baxay madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo

Cabdi Qaybdiid ayaa Sheegay in loo Bahan yhay Shacabka si Soomaliya ay horay u sii socoto Waxana uu shaaca ka qaaday in hal qof ama labo qof oo dalka hogaan ka ah san waxba badali karin balse loo baahan yahy shacabka in dalka ay isbadal iyaga ku sameeyaan taasi oo uu  tusaale ahaan uu u soo qaatay in shacabka ay garab siiyaan dowlada si  dowlada ay u gaarto halka ay hiigsanayo Waxana uu sidoo kale soo Hadal qaaday arimo kale oo Xasaasi ah

Cabdi Qaybdiid  oo horay Madaxweyne uga Soo nqoday Dowlada Galmudug ayaa hada ka mid ah Xubnaha aqalka Sare ee Dowlada Fadaraalka soomaliya waxaana hadalkiisa uu ku soo beegmay xili madaxwyene Farmaajo uu  Soo Magacabay  Ra.iisul wasaraha Dowlada Fadaralka soomaliya

Halkan hoose Riix si aad u Dhageysatid Codka

LEAVE A REPLY