DHAGEYSO:-Hooyada Dhashay Wariye C/maalik Coldoon oo loo Hanjabay

DHAGEYSO:-Hooyada Dhashay Wariye C/maalik Coldoon oo loo Hanjabay

0
SHARE

Hooyada Dhashay Wariye C/maalik  Coldoon oo Maalin Ka Hor  lagu xidhay Magaalada Ka Hargaysa Ka dib markii uu ka soo labatey muqdisho Faduma Rooble ayaa  Sheegtay inay Taageerto Madaxweynaha Somaliya Xili ay la hadashay Warbaahinta Gudaha Ee Somaliland

Hooyo Faadumo Rooble ayaa sheegtay Inay la soo hadleen Madaxda Ugu Saraysa Lamaha Amniga Somaliland uguna hanjabeen inay xiri doonaan ka dib wada hadal dhexmaray Hooyo Faadumo iyo sargaal ka tirsan sirdoonka somaliland

dhanka kale waxay beenisay Hooyo Faadumo In Wiilkeedu uu siyaasada somaliland iyo somalia ka dhex jirta uu ku dhex Jiray Markii Uu Tagey Muqdisho

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysato Codka

LEAVE A REPLY