Dhageyso idaacada al Shabaab oo Toos u Tabinaysa Dagaalkii ay la Galeen...

Dhageyso idaacada al Shabaab oo Toos u Tabinaysa Dagaalkii ay la Galeen Ciidamada Huwanta ee Galmudug ay Hogaaminayan kaasi oo ka dhacay duleedka deegaanka Cammaara ee gobalka Mudug

0
SHARE

Dagalo Xoogan ayaa  Dib uga Bilowday duleedka deegaanka Cammaara ee gobalka Mudug. Dagaakaasi oo u dhaxeeya Ciidamada Huwanta  oo ay Hogaaminayan Ciidanka Dowlada Galmudug iyo Sidoo kale Ciidamada Ururka al shabaab waxana dagaalkaasi  la isku adeegsaday Hubka Nuucyadiisa Kala duwan

idaacada ku Hadasha Afka Ururk Al Shabaab ee Radio andalus aya Soo Tabisay in  Dagaalka uu socdo isla markana  uu u dhaxeyo Ciidmada wada Socda iyo Sidoo kale Kuwa Ururka Al.Shabaab waxana Ay Shegeen in dagaalka lagu soo qaaday Kooxda al ,shabaab

idaacada al shabaab aya shegtay in dagaalka ay sidoo kale ka qayb galayeen ajaanib  iyagoona shegay in al shabab dadka deganadaasi ku dhaw ay u shegeen in ay is dajiyeen oo ay sameen wax barakac ah

Halkan Hoose Riix  si aad u Dhageysato idaacada shabaab oo falanqeynaya Dagaalka sida uu ku bilowday

LEAVE A REPLY