Dhageyso Maxay yihiin Ciidanka Galmudug la Socda ee Xadka Gaalkacyo Galmudug iyo...

Dhageyso Maxay yihiin Ciidanka Galmudug la Socda ee Xadka Gaalkacyo Galmudug iyo Puntland ka Soo Talaabay Xili Saqdhexe Yayse Ka amar Qaatan ,Xarardheere oo Shabab laga Xoren Doono

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo  Xili Habeenimo ah Saacaduna ay ku beegan tahay 2 habeenimo Saqda Dhaxe Saacada Soomalliya aya Magalada Gaalkacyo waxa ka Bilowday Dhaq Dhaqaaq Ciidan ,iyadoo ciidamo badan ay magalada soo galeen kuwaasi oo xirooyin ciidan oo banaanka magalada ah ku jiray

Dhawaqa iyo Kuuxa Baabuurta Ciidanka Galmudgu aya Dad badan ay ku soo tooseen Waxana Baabuurtaasi ay ka Talaabeen Dhanka Puntland iyadoona kadib ay dib u soo laabteen iyagoo la socda Kulanyo Baabuur Cidan oo Dhanka Puntland ka soo raacay  ,hawulgalka aya ah mid mareynkanka uu qayb ka yahay sida ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay hobyomedia,com u shegeen waxana ciidanka galmdug la socday la shegay in ay yihiin ciidamada PSTA puntland oo toos uga amar qaata dowlada mareynkan isla markna hoos taga taliska mareynkanka ee  africa

inkastoo Magalada Xili Saqdhexe ay si malatari oo aan la dareemin magalada ay uga baxeen ,hadana ciidankan la socda kuwa galmdug aya la shegay in amar lagu siiyay in saqdhexe ay isdiyaariyaan oo ay  u imaan doonaan ciidamo kale oo ay ka barbar dagaalami doonaan ,waxana amarkasi ciidanka PSTA laga soo siiyay taliska mareynkanka sida sarakiil xog ogaal ah ay hobyomedia.com u shegeen kuwaasi oo aan diidnay in magacooda aan baahino balse ciidanka ay durbo garay degano galmdug hoostaga halkasi oo loogu ari qalay waxana ay ku wajahan deganka shabaabka ku sugan yihiin oo xarardheere ay ka mid tahay

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Warbixin ku Saabsan

LEAVE A REPLY