DHAGEYSO:-Maxey ka dhigan tahay Guushii uu gaaray Madaxweyne Farmaajo ? Xili ...

DHAGEYSO:-Maxey ka dhigan tahay Guushii uu gaaray Madaxweyne Farmaajo ? Xili Sarakiisha Ethopia ee Gabre iyo Kenya ay Madaxtooyada Somaliya ay Maamulayeen

0
SHARE

Muqdihso lagu doortay Madaxweynaha 9-aad waxaana si lama filaan ah kusoo baxay Xilka Madaxweynaha Maxamed C/llahi Farmajo Ra’isul wasaarihii hore ee Somalia.

329-Mudanye oo katirsan labada gole ee baarlamaanka ayaa markii ugu horeesay doortay madaxweynaha Cusub.

Hadab Warbixnta Waxanku Egeynaa  Shaqooyinka  Adgag ee Horyala Madaxweyne Farmaajo ,Madama Siyaasiiyiin ajaanib ay xarumo ka dhigteen xarunta Umada looga Talinayay oo Go,aan walba dowladaha dariska la ah soomaliya ay wax ku lahaayen go,aanka laga garayo somaliya

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagayso Codka 

LEAVE A REPLY