Dhageyso odayaasha Beelaha Daga Dhuusamareeb iyo Guraceel oo Sheikh Shakir ku Edeyay...

Dhageyso odayaasha Beelaha Daga Dhuusamareeb iyo Guraceel oo Sheikh Shakir ku Edeyay in uu Gumaaday Dad rayid ah ,isla markana go,doon galiyay dadkii ay ka soo jeeden Waraysi Gaar ah Hobyomedia.com

0
SHARE

HM Xafiiska Gaalkacyo iyadoo Dhawaan Dhuusamreb lagu Toogtay Dad Rayid ah oo la sheagy in siyaabo kala duwan loo gumaaday dadkaasi aya waxa  warbaahinta hobyomedia.com la soo xariiray qaar ka mida Odayaasha Dhaqanka ugu Caansan ee ka soo jeeda Deganada Dhuusamareeb iyo Guraceel,

Nabadoon Xaashi Xiirey oo ka Mida  Odayaal dhawr ah si wayna looga yaqaano  Dhuusamareeb iyo Guraceel oo la Hadlay xafiiska warbaahinta Hobyomedia.com ee guraceel aya shegay in sheikh maxamed shaakir iyo kooxdiisa  oo sheegta in ay hogaamiyeen urur dimeedka ahlusunna  ay gumaaden dad rayid ah isla markana waxa ay ku tilmaameen in ay yihiin jamhad wareersan oo madaxa isku galinaysa dadka shacabka iyo dadka deganadaasi ka soo jeeda

Waxa ay odaaysha shegeen in dadkii ay isku direen , isla markana xabsiyada ay ka buuxiyeen dad masaakiin ah oo aan waxba galabsan waxana dowlada cusub ee madaxweyne farmaajo uu hogaaminayo ay ka dalbadeen in jamhada  hubysan ee aan meelna haysan laga qabto dadka masaakiinta ah ee gumaadka ay ku hayaan

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysato Codka

LEAVE A REPLY