Dhageyso Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo iyo Masuuliyiinta galmudug maxay ka Yiraahdeen Ra,iisul...

Dhageyso Odayaasha Dhaqanka Gaalkacyo iyo Masuuliyiinta galmudug maxay ka Yiraahdeen Ra,iisul Wasaraha Somaliya ee maanta la Magacaabay

0
SHARE

Aydoo madaxweynaha somaliya mudane Maxmed cabdilaahi Farmaajo uu Haminkii xalay uu magacaabay Raiisul Wasaraha Cusub Ee Somaliya Xasan cali kheyre

waxaa Durbadii Balaabtay Hanbalayad loo jeedinaayo Raiisul Wasaraha Cusub EE Somaliya Mudane Xasan Cali Kheyre.

Masuuliyiin waxgarad iyo Odayaal ka Tirsan Galmudug oo manta kulan ku yeeshay Gaalkcyo ayaa Si Wadjir ah usoo dhaweyey Raiisul Wasraha Cusub, Ee Somliya

Kulanka so dhaweynta waxa ka soo qaba galay Maamulka Degmasda Kan Gobolka Mudug Odayaasha Dhaqanka iyo Saraakiil Ciidan Ee Galmudug

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysatid Codka

LEAVE A REPLY