Dhageyso Odayaasha Gaalkacyo oo ka Hadlay Hadalkii uu farmaajo kaga Hadlay Colaada...

Dhageyso Odayaasha Gaalkacyo oo ka Hadlay Hadalkii uu farmaajo kaga Hadlay Colaada Gaalkacyo ee Galmudug iyo Puntland iyo kala xirnaanshaha Magaalada

0
SHARE

Kadib Markii  Madaxweynaha Dowlada Fadaraalka Soomaliya mudne Farmaajo uu ka hadlay kala Xirnaanshaha Magalada Gaalkacyo iyo dagaalada Ragaadiyay Gobalka mudug ,dagaladaasi oo u dhaxeeya galmudug iyo puntland aya  waxaaa arintaasi ka hadlay Mid kamid ah Nabadoonada Galmudug.

Nabadoon Cali diiriye aloore oo ka Mida Odayaasha  Magaalada Gaalkacyo  ayaa ka hadlay Hadalkaasi kasoo yeeray mudane Maxamed Farmaajo iyo sida uu u arko. Wxana uu falanqeeyay sida ugu haboon ee wax looga qaban karo xaalada magalada Gaalkacyo oo dagaalo sokeeye ay ragaadiyeen

ALoore waxa uu dhanka kale ka hadlay in labada dhinac tashtaan inta uusan Farmaajo u imaan isagoona si wayn u soo dhaweyay in dalka uu ka dhaco isbadal isla markna shacabka gobalka ay ka war sugayaan sidii gaalkacyo arinteeda si dhab ah wax looga qaban lahaa

Halkan hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY