Dhageyso Odayaasha Hawiye Maxay ka yiraahdeen Go,aanka uu ka qaaday Farmaajo magacabista...

Dhageyso Odayaasha Hawiye Maxay ka yiraahdeen Go,aanka uu ka qaaday Farmaajo magacabista Ra,iisulwasare Xasan kheyre Xili Odayasha uu kula balamay in safarka Xajka uu go,an qadanayo

0
SHARE

Nabadoon Maxamed Xasan Xaad Guddoomiyaha Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa Rajo fiican waxa uu ka muu jiyay Ballan qaadyada Madaxweynaha tan iyo Khudbaddiisa Musharraxnimada ee uu ka hor jeediyay Baarlamaanka illaa Khudbaddii Xafladda Caleemo Saarkiisa uu ka jeediyay.

Nabadoon Xaad ayaa sidoo kale hoosta ka xariiqay in arrimaha ugu Muhiimsan ee Madaxweyne Farmaajo in u wax ka qabto looga baahan yahay ay tahay amniga oo si loo sugo looga fadhiyo in uu dhiso Ciidan Qaran maadaama Dowlad aan Ciidan lahayn anu hanan Karin Nabad gelyadeeda.

dhinaca kale wax ka qabashashada Musuqmaasuqa ayuu sheegay Nabadoonka Xaad in Madaxweynaha uu ballan qaaday ayna ka dhur sugi doonaan Shacabka Soomaaliyeed sida uu u Xafido Amaanada Qaranka uguna bixiyo ilo waxtar u leh Bulshada Soomaaliyeed.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY