Dhageyso Qaraxii Muqdisho Maanta Fah Faahino Dherad ah wararkii Ugu Danbeyay

Dhageyso Qaraxii Muqdisho Maanta Fah Faahino Dherad ah wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

Wararka ugu dambeya ee aanu ka heleyno Xaafdaa Kaawogodey ee degmada Wadajir ayaa sheegaya in qarax khasaare geystay oo duhurnimadii manta ka dhacay ay Waxaa Soo Badanaya  walyeelada uu geystay.

Goobjoogayaal ku sugna Goobta  sheegay in qaraxa uu ka dhashay gaari Haari ah oo la dhigay meel qaadka lagu ibiyo isla markaana uu qarxay xili goobtu ay aad u mashquul badneed.

Halkan hoose riix si aad codka u dhagaysato

LEAVE A REPLY