Dhageyso-Sawiro Degaanka Sadaxiglo ee Galmudug Dad u Dhintay Haraad iyo Gaajo Wararkii...

Dhageyso-Sawiro Degaanka Sadaxiglo ee Galmudug Dad u Dhintay Haraad iyo Gaajo Wararkii Ugu Danbeeyay

0
SHARE

Xilli Haaydaha Qarmada Madoobe ay shegeen in ay ka si dareyso heerka ay mareyso abaaraha ka jira guud ahaa dalka soomaliya islamrkana shacabka xoola dhaqatada ah ay bilaabeen in ay soo galaan magalooyinka si ay u helaan wax ay nolosha ku bad baadiyan madama ay ka dhamadeen xoolihii ay lahayeen ayaa haddane qoysas badan oo ka soo barakacay deegaanada hoos yimada gobolka mudug ayaa waxaa ay gaareen duleedka saddax xiglo oo ka tirsan gobolka Mudug,

Qoysaskani oo hadda xaalad nolol xumo oo isku jirta cuna yari iyo biya la;aan ay ku haysto waxaan sidoo kale la xaqijiyay in ilaa afar qof ay ugu geeriyoodeen halkaasi abaarta darteeda inkastoo wali ay jiraan dad badan oo la il daran cuduro kale duwan mana jirto ilaa iyo hadda cid u danqatay xaaladasi adag .

Duqa dagmada gaalkacyo xirsi yusuuf bare ayaa ugu baaqay shacabka soomaliyed in ay ka qeyb qaataan sidii ay u caawin lahayeen qoysaskasi oo hadda xaalad adag haysta.

Hoos ka Dhageyso cododka oo dhan

 

LEAVE A REPLY

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.