Dhageyso Siyaasiyiiintii Ugu Horeysay ee ka Soo Horjeestay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya...

Dhageyso Siyaasiyiiintii Ugu Horeysay ee ka Soo Horjeestay Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo Shegayna in Dalka uu Burbur iyo Qabiileysi u kala Jabin Doono

0
SHARE

HM Xafiiska Gaalkacyo  iyadoo madaxweynaha Cusub ee Somaliya Muqdisho Habeenkii xalay ahaa lagu doortay Laguna Dhaariyay aya  Durba waxaa   Dhaleeceyn iyo Dhaliilo u soo jeediyay Siyaasiyiin Soomaliyeed kwuaasi oo shegay in Madaxweynaha Cusub uu Dalka Galin doono Qabileysi iyo Burbur Hor leh Sida ay sheegen

Siyaasi Ahmed Shire Falagle oo Wasiir Horay uga Soo Noqday Dowlad Gobaleedka Galmudug kana Mida Siyaasiiyiin Soomaliyeed oo la Soo Xiriiray Xafiiska Warqabadka Hobyomedia.com e Ayaaa Waxa uu shegay in Madaxweynaha Cusub ee Somaliya la doortay ay Barlmaanka ku Qaldameen Kalsoonidii ay siiyeen Waxana uu shegay in uusan Ahayn Shaqsi u dhabar adeegi kara  dhibaatooyinka horyaala

Waxa uu tilmaamay isagoo ra,iisul wasaare ah in dowlada shisheeye dalkiisa ay ka buriyeen oo xilka ay  ka qaaden taasi oo uu shegay in ay daliil u tahay in dalka uusan hogaamin karin madaxweynaha cusub ee somalia waxana uu sidoo kale wasiirka uu shegay in  dublomaasiyiintii ajaanibta aha ee xilka ka qadya ay dalka wali joogan isla markana uu madaxa uu hoos geen dono mar aan sida u fogeen waxana uu tusaale uu u soo qaaday dowladaha dariska la ah somaliya

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Waraysiga oo Xiiso badan

LEAVE A REPLY