Dhageyso Somaliland oo Madaxweyne Farmaajo ka Dalbatay in Dag Dag loo Soo...

Dhageyso Somaliland oo Madaxweyne Farmaajo ka Dalbatay in Dag Dag loo Soo Celiyo Wada Hadaladii Somaliya iyo Somaliland

0
SHARE

Maamulka Somaliland ayaa si cad u sheegay in Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo looga baahan yahay in uu dib u soo celiyo wada hadalada Maamulka Somailand iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Maamulka Somaliland ayaa sidoo kale ugu baaqay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya in uu ka taxadaro in uu si qaldan u maro wada hadalada Maamulka Somaliland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Afhayeenka Madaxtooyada Maamulka Somaliland Eng. Xuseen Aadan Cige ayaa Warbaahinta u sheegay in Maamulka Somaliland uu soo dhaweynayo Madaxweynaha cusub e Soomaaliya.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysato Codka

LEAVE A REPLY