Maamulka isku Magacaabay Gobolada Dhexe ee Ahlusunna ayaa si layaab leh u soo dhaweeyay Madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed Farmaajo.
Waxaa ay sheegeen in ay wada hadal la gelayaan Dowladda Soomaaliya,maadaama uu guuleystay Ninkii ay iyagu la dhacsanaayeen.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Kooxda Suffa