Dhageyso:- Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalka Duleedka Caamara ee Gobalka Mudug

Dhageyso:- Wararkii ugu Dambeeyay Dagaalka Duleedka Caamara ee Gobalka Mudug

0
SHARE

Wararkii ugu dambeeyay Ee laga helayo Degaanada Hoos yimaada Magaalada Xarardheere ee Koofurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saakay ay degen tahay islamarkaana ay weli jiraan Guluf Colaadeed oo u dhexeeya Ciidamada Huwanta ah iyo Al-shabaab.

Dhulka Howdkaa ee Xarardheere ka xiga Waqooyi Bari ayaa la sheegay in Al-shabaab ay dhigeen Ciidano aad u badan oo ka hortaga Weerarada lagu soo qaaday.

Inkastoo Saakay aysan jirin Wax Dagaalah ayaa haddana waxaa la soo sheegayaa in Xiisaddu ay tahay mid aad u sareysa.

Halkaann Hoose ka dhageyso Codka

LEAVE A REPLY