Dhageyso Waraysi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) Maxuu ka Yiri iscasilaadii C/Kariin Xusen...

Dhageyso Waraysi Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) Maxuu ka Yiri iscasilaadii C/Kariin Xusen gulled,Qorsha xiga ay u Dhaqayan maxay tahay ,Madaxda ahlusunase maxay Kala Hadlayan Farmaajo

0
SHARE

Maamul Goboleedka galmudug ayaa Qorsheynaya Doorashada Madaxweynaha Maamulkaasi kadib markii dhawaan uu iscasilaad ku dhawaaqay Madaxweynihii maamulkaasi Cabdikariin Xuseen Guuleed,

Doorashada Madaxweynaha ayaa Xambaarsan Kulamo kale oo looga hadlayo Midnimada Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna waljamaaca kuwaasi oo ku kala qeybsamay Doorashadii Cabdikariin Xuseen Guuleed,

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo ayaa dhawaan kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Ahlusuna Sheekh Axmed SHaakir kaasi oo laga Dalbay inuu kaalintiisa ka qaato Dejinta Siyaasada Gobolada dhexe,

Ex Xildhibaan Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo ka mid ah Shaqsiyaadkii Hogaaminyay Kacdoon loga Soo Horjeedya Madaxweynihii is caslay ee Cabdi Kariin Xuseen Gulled ayaa sharaxaad ka bixiyay arimaha quseeya midowga Ahlusunna iyo Dowlada Galmudug,

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY