DHAGEYSO: Waraysi Magaalo ka tirsan Gobalka Galgaduud ee Galmudug oo 7 qoys...

DHAGEYSO: Waraysi Magaalo ka tirsan Gobalka Galgaduud ee Galmudug oo 7 qoys ay ku soo hareen +Sababta?

0
SHARE

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduu ee Galmudug ku yaal  Bartamaha Soomaaliya ayaa waxaa ay sheegayaan in Degmo Ceel-buur ay ka godoonsan tahay Hawada iyo Dhulka.

Guddoomiyaha Degmadaasi Nuur Xasan Guutaale ayaa sheegay in dadkii ku nool ay ka qaxeen cabsi ay ka qabaan Al-shabaab islamarkaana hadda ay ku soo hareen 7 qooys oo kaliyah.

Nuur Xasan Guutaale ayaa ka Maxamed C/laahi Farmaajo in uu ka shaqeeyo sidii degmada Ceel-buur ee Gobolka Galgaduud loogu qaadi lahaa Go’doonka islamarkaana uu u soo booqan lahaa.

Halkan Hoose Riix si aad u Dhageysato Codka

LEAVE A REPLY