Dhageyso Waraysi Xildhiban Ahmd Macalin Fiqi oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah...

Dhageyso Waraysi Xildhiban Ahmd Macalin Fiqi oo Ka Hadlay Arimo Xasaasi ah , Wararkii Ugu Xiisaha badnaa

0
SHARE

HM_Xafiiska gaalkacyo  Xildhibaan Ahmed macalin Fiqi oo ka Mida Xubanah Barlmaanka Ayaa  Waxa uu ka hadlay Doorashada Soomaliya ka Dhacaysa iyo isbadalka uu Dalka gali Doono Waxana uu shaaca ka qaaday in Xildhibanada Hada la soo doortay ay  ka Fakraan Dib u Dhiska Dalka islaa Markna Soo Doortaan Masuul wax u qaban Kara Shacabka Soomaliyyed.

Ahmed Macalin Fiqi  ayaa Sidoo kale Tilmaamay in  Dalka hada uu u baahan yahay in la Samataxito isla Makrna hoay uu u socdo Waxna uu sidoo kale Shaaca ka qaaday in Dowlada Somaliya loo dhisi doono  ay wanagsanaaneen lahayn in shacabka soomaliyeed qaybihiisa kala duwan ay iska dhax arkaan

Fiqi ayaa Horay  uga soo tartamay  Doorashadii Madaxweynaah galmudg ee cadaado waxana uu ka mid yahay  xubnaha sar sare ee Xisbiyada Dalka Ka Jira Qarkood iyadoona Madaxweynihii hore ee somlaiya hadana ah musharaxa xilka madaxweynaha Mudane Sheikh Shariif Sheikh Ahmed ay isku dhaw yihiin Siyaasad ahaan Marka laga Hadlayo

Halkan hoose Riix si aad u Dhagysato Codka

LEAVE A REPLY