Dhageyso Wasiirka Amniga Galmudug oo sheegay in Saraakiil galmudug ka tirsan ay sabab uyihiin dhibaatada al shabaab ay kawadaan Deegaanada u dhaxeeya Hobyo iyo xarardhere ,Qilaaf Xogan oo Taagan

HM_ Xafiiska Gaalkacyo  iyadoo Dhawaan Deganada Hobyo iyo Camaara ay Tageen Ciidamo Huwan ah oo is garab sanaya kuwaasi oo  intooda badan ka soo anbabaxay Gaalkacyo aya Ciidamadaasi iyo dagaalada shabab lala galayo ka  Hadlay Wasiirka amniga Dowlad Gobleedka Galmudug

Wasiirka amniga Galmudug Cismaan Ciise Nuur,*Taarluleed*  ayaa sheegay in saraakiil galmudug katirsan ay sabab uyihiin dhibaatada al shabaab ay kawadaan deegaanada udhaxeeya hobyo iyo xarardhere Waxana uu Sheegay in aysan Jirin Ciidamo ka Tirsan kuwa Galmudug oo Arintaasi ku shuqul leh

Waxa uu sheegay in sarakiil wata Qandaraas ay dagaalka horkacayaan kuwaasi oo sheegay in dowlada galmudug aysan ka warqabin arintaasi isla markana  dagaalka shabaabka lala galayo aan la qeexin xili dadka deganadaasi ku nool ay abaaro xoogan ku jiraan

Dagaalka shabaab la rabo in  looga saaro Xarardheere aya Waxa horkacaya sida hobyomedia.com ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ay u shegeen saraakiil uu ka mid  yahay qooje dagari  iyo sidoo kale taliyaha ciidanka nabad sugida galmdug saadaq joon waxana  hawulgalkan markuu bilowday shegay in aysan waxba kala socon taliyaha ciidanka darawiishta galmudug  iyadoona hadana wasiirka amniga galmudug uu shaaciyay in dowlada galmudug aysan arimahaasi waxba  kala socon

Hlkn hose Riix si aad u Dhgeysato Warysiga Wasirka oo xasaasi ah

hobyomedia

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeeyay

Akhriso Qodob ka mid ahaa heshiiskii Farmaajo iyo Ururu oo aan dhaqangelin
- Nov 21, 2019
Todobo maalmood kaddib heshiiskii Magalaada Nairobi ay ku kala saxiixdeen Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya ...
Akhriso Muxaadaro uu Sheekh Umal ku qabanayo Garoon kuyaala Muqdisho oo laga soo horjeestay
- Nov 21, 2019
Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya waxaa ku sugan Wadaadka Soomaaliyeed ee caanka ah Sheekh ...
SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray Xarun dib loo howlgeliyey
- Nov 21, 2019
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ...
Daawo Qaar ka mida Dadkii ka danbeyay Dilkii Cabduweli Sheekh Cali Cilmi Yare oo dil lGU Xukumay
- Nov 21, 2019
Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay ...
Ciidamo huwan ah oo Al Shabaab kala wareegay deegaano ay gacanta ku hayeen
- Nov 21, 2019
Ciidamo katirsan milatariga Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa howlgal milatari ...
Deg Deg Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay Dilkii Almaas Elman loogu geestay Xalane
- Nov 21, 2019
War Saxaafadeed kasoo baxay Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay dilkii shalay gudaha ...
Akhriso Ciidanka Dowladda Somaliya oo la wareegtay Ammaanka degaano hor leh oo Hoos taga Galmudug
- Nov 16, 2019
Taliyaha Ciidamada xoogga Soomaaliya qaybta 21aad ayaa ballan qaaday in ay la shaqayn doonaan ...
Maxkamadda Hague oo baaraysa xasuuqa muslimiinta Rohingya
- Nov 16, 2019
Garsoorayaasha Maxkamadda danbiyada caalamiga ah ee Hague ayaa ogolaaday codsi ka yimid dacwad oogayaasha ...
XOGAkhri :Sheikh Shariif oo iska diiday Dalab culus oo ka yimid Madaxda Sare
- Nov 16, 2019
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed ayaa iska diiday dalab uu hordhigay ...
Daawo Muqaal:Colaadii Xoolo dhaqatada Galmudug iyo Puntland oo Dib u soo Laabatay , iyo odayaashii oo….
- Nov 16, 2019
HM??Xafiiska Gaalkacyo: Warar lagu kalsoon yhay oo ay Helayso Hobyomedia.com aya Sheegaya ...
 
Advertisements