Dhageyso Xage marayan Kulamadii ay Yeelanayeen Beelaha Hawiye ee ee Ra,iisul Wasaraha...

Dhageyso Xage marayan Kulamadii ay Yeelanayeen Beelaha Hawiye ee ee Ra,iisul Wasaraha ay doonayan in Beel walba iyada loo Dhiibo , Beelaha Abgaal iyo Sacad oo u Cadcad Wararkii ugu Xiisaha Badana

0
SHARE

Magaalda Muqdisho aya Wali waxa ka Soconaya Kulamo Xasaasi ah oo Beelaha Hawiye ay Yeelanayan Waxana kulamadaasi ay ku saabsan yihiin Sidii loo heli lahaa Shaqsi beelahaasi matala oo dalka ka noqda Ra,iisul wasaare Waxana Shirarka ay yihiin kuwo wali sii soconaya

Beelaha Habar Gidir ,Murusade iyo Abgaal ayaa durna magalaada Muqdisho ka bilaabay kulamo beel walbo ay uga arinsaneyso sidii ay ku heli laheed kursiga Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya oo ah kursi kawada dhaxeeya beesha Hawiye Waxana Warar ay Heshay warbaahinta Hobyomedia.com ay shegayaan in Madaxweynaha uu la tashiyo kala duwan la sameynayo Siyaasiyiin iyo ganacsato Caan ah

Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dadaalaya in uu helo ra,iisul wasaare aan ka hor imaan siyaasada uu dajin doono balse iyadoo arintaasi ay taagan tahay aya la shegaya in ay jiraan dowlado somaliya daris la ah oo donaya in galaangal siyaasaded ay ku yeeshan siyaasada dowlada somaliya

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY