Dhageyso Xareed cali xareed iyo Kooxdiisa Barlamanka Galmudug oo ku Faraxsan in...

Dhageyso Xareed cali xareed iyo Kooxdiisa Barlamanka Galmudug oo ku Faraxsan in Sheikh Shaakir iyo Madaxweyne Gulled ay is garab fadhiistan Caleema Saarka Farmaajo iyago Labo Madaxweyne ah

0
SHARE

HM__Xafiiska Cadaado  Qaar ka Mida Xubno ka Tirsan Barlmaanka Dowlad Gobaleedka galmdug oo uu Horkacayo Xareed ali xareeed oo ah  Xubin ka Mida Barlmaanka galmudug aya Sheegay in ay taageersan yihin  Casuumada Madaxweyne Farmaajo uu u fidiyay Hogaamiye Diimedka Ururka ahlusuna Waljeeca waxana ay shgeen in  isbadal doonta ay taageersan yihin

Hadalka Xareed ali xareed ayaa ku socda in ay doonayan in isbadal lagu sameeyo galmudug arintaasi oo uu shegay in ay muhiimad gaar ah u leedahay deganada gobalada dhexe isla markana 4tii sano ee horay ay tahay mid aan si fiican looga shaqaynin

Kooxdan uu horkacayo xareed ali xareed ee ka tirsan barmaanka galmudug aya ajaa kooxihii soo abaabulay mooshin ay shegeen in xilka ay uga qaadeen madaxweyne Gulled taa oo qal qal siyaasadeed ka dhax abuurtay cadaado iyo iyo deganada Galmudug

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY