Dhageyso Xasan Sheikh Maxamuud oo Saxaafada anan ka Soo Dhax Muqandoonin iyo...

Dhageyso Xasan Sheikh Maxamuud oo Saxaafada anan ka Soo Dhax Muqandoonin iyo Qudbad Sagootinta oo uu Shacabka Somaliyeed la Wadaagay

0
SHARE

Madaxweynahii xilka ka dagay ee Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa khudbad dheer ka jeediyay xaflada caleema saarka madaxweynaha cusub Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Xasan Sh Maxamuud ayaa sheegay ayaa ugu horeeyay sheegay sida uu uga xun yahay in warar been abuur ah laga sheego dowlada Soomaaliya, taasna aysan aheyn wadaniyada dhabta ah.

Madaxweyne hore Xasan Sheekh  Maxamuud ayaa dhanka kale sheegay inuu la shaqeyn doono madaxweynaha cusub ee Soomaalya Mudane Farmaajo.

Halkan Hoose Riiix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY