Dhageyso Xildhibanadii Galmudug oo Soo Saaray War Cusub oo ay ku...

Dhageyso Xildhibanadii Galmudug oo Soo Saaray War Cusub oo ay ku kala Qaybsameen kadib is casilaadii Cabdi Kariin Xuseen Gulled

0
SHARE

Iyadoo Madaxweynihihii Dowlad Goboleedka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed uu ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Madaxweynenimada Galmudug  Sababo la xariira xaga caafimaadkiisa ayaa xildhibaano ka tirsan Galmudug waxaa ay sheegeen in ay doonayaan in ay qaban qaabiyaan doorashada Madaxweynaha Galmudug.

Xildhibaanada Mucaradka awal ku ahaa Madaxweyne Gulled  ayaa sheegay in ay doonayaan in doorashada Madaxweynaha Galmudug in ay dhacdo 20 Bisha March ee sanadkaan 2017-da.

Sidoo kale waxaa uu tilmaamay in doorashada ay qaban qaabin doonaan xildhibaanadii horay u sheegay  in ay xilka ka qaadeen Madaxweyne Guuleed.

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhageysato

LEAVE A REPLY