Dhageyso Sirta ku duugan Qorshaha Farmaajo uu ka Damacsan yahay Casumaada...

Dhageyso Sirta ku duugan Qorshaha Farmaajo uu ka Damacsan yahay Casumaada Madaxweynaha Ahlusuna oo Galmudug jiritaankeeda Diidan

0
SHARE

HM__Xadfiiska Gaalkacyo Magaalada Muqdisho Waa soo gaaray Dhawr Qofood oo uu Horkacayo Hogaamiye Dimmedka Ururka Ahlusunna Waljameeca ee ka dagaalama Degmooyin hoostaga Gobalka Galgaduud Waxana imaansha sheikh shaakir ee Muqdisho ay timid kadib markii casumaad uu ka helay Madaxweynaha Dowlada Somaliya isagoo ka qayb galaya Caleema saar loo sameynayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaliyeed

Siyaasada lagu Wajahayo Hogaamiyaha ururkaasi ayaa ah mid Shakiyo laga Muujinayo Madama madaxweyne ahaan casumaad logu yeeray taasi oo shaki galin karta siyaasada Galmudug iyo jiritaanka galmudug waxana casumadiisa durbo ka xumaaday siyaasiyiin iyo xildhibano galmudug ka soo jeeda kuwaasi oo dhaliilsan in magaca gobalada dhexe uu sheegto hogaamiye aan soo dhaafin degmo uu ka maamulo gobalka galgaduud waa sida ay shegayaan siyaasiyiintaasi inkastoo ay diidan yihiin in laga hordhaco imanshihiina iyo arimo badan oo soo bixi doona

Madaxweynah Urur Dimmedka Ahlusunna aya dhawan shegay in ay taagersan yihin hogaamiyaha Cusub ee Somaliya ay yeelatay Waxaana Sheikh shaakir uu horay u sheegay in siyaasadii xasan sheikh maxamuud 4sano ee la soo dhaafay dib loo soo bilaabi doono taa oo dad badan ay arkeen in farmaajo uu taagero siin doono hogaamiyaha urur diimedka ahlusunna

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka

LEAVE A REPLY