DHAGEYSO: Yuusuf Indha-cadde oo digniin culus u diray dalalka deriska la ah...

DHAGEYSO: Yuusuf Indha-cadde oo digniin culus u diray dalalka deriska la ah Soomaaliya arimaha Doorashada Dalka oo uu si kulul uga Hadlay

0
SHARE

HM}} Xafiiska Gaalkacyo  General Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo ka mid ahaa Siyaasiyiinta Soomaliyeed  wasiirna ka  Soo Noqday  dowladii KMG ahayd ayaa farriin u diray dowlaha deriska ah.

Wuxuu uga digay faragelinta ay ku hayaan arrimaha Soomaaliya isagoo ku eedeeyay dalalkaasi inay faragelin ku hayaan doorashooyinka Soomaaliya.

Indha Cadde ayaa caddeeyay in Soomaalida ay tahay dad nool oo aysan iloobi doonin ciddii dhibaateysay ama abaal u gashay ,Farriinta Indha Cadde ayuu ku soo beegay diyaargarowga doorashada madaxweynaha

Jen. Indha-cadde ayaa  Digniinta uu u diray Dowlada Dariska la ah Soomaliya oo ay ka Mid yihiin Ethopia iyo  KENYA ayaa Waxa uu shegay in Soomaliya dhul ,cad iyo Hantida ay leedahay aan  aan cidna loo dayn doonin

Halkan Hoose Riix si aad Codka u Dhagaysato

LEAVE A REPLY