Labo walaalo oo ku geeryooday Deegaanka duulaan Qaad bariga gaalkacyo gobolka mudug...

Labo walaalo oo ku geeryooday Deegaanka duulaan Qaad bariga gaalkacyo gobolka mudug ee galmudug wararkii Ugu Danbeyay

0
SHARE

HM__Xafiiska Gaalkacyo  Wararkii Ugu Danbeyay  ee Naga Soo Garaya Deegaanka  dulaan Qaad ee bariga Gobalka Mudug ee gaalkacyo aya Waxa ay shegayaan in Degankaasi ay  ku geeriyooday Labo Qofood kadib Markii mid ka mida  Labada Qofood uu ku dhacay Ceelbiyood aad u dhera waxaana arintaasi ka dib ceelkaasi ka daba galay qof kale oo donayay in uu ka soo saaro ceelkaaasi oo ad u dheeraa

labada Wiil ee Dhintay aya ahaa labo wiil oo wada dhashay, waxana warar kale oon degankaasi aanu ka helayno ay shegayaan in qof sadaxaad oo ceelkasi galay isla markana doonayay kan kale in uu badbaadiyo ayaa  la shegay in uu ku biiroobay ceeelkasi isla markana naqaska uu qabtay waxana qofka sadaxaad uu yahay hada mid nool sida dadka deganka ay u shegeen warbaahinta hobyomedia.com

wiilka hore ee ceelka ku dhacay ayaa ceelkaasi shubayay oo  xoolo ka warabinayay waxana ceelka uu ahaa sida wararku ay shegayaan mid inta  badan dadka reer miyiga ay xoolaha ka waraabsan jireen

dhacdadan ayaa ah mid si wayn maanta oo jimco ah laga hadal hayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug

Wixii warar ah oo ku soo kordha Kala Soco idaacada Hobyo

Xafiiska Wararka Gaalkacyo

LEAVE A REPLY