Live Toos u Daawo Xarunta Doorashada Madaxweynaha Somaliya ay ka Socoto, ...

Live Toos u Daawo Xarunta Doorashada Madaxweynaha Somaliya ay ka Socoto, Tabinta Tooska ah Hobyomedia.com

0
SHARE

Muqdisho live update  12 :33 Maalinimo Waxaa hada xarunta Ciidanka Cirka ee Afasiyooni ka bilaabatay Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, sida uu soo sheegayo wariyaha hobyomedia.com  ee ku sugan xarunta Doorashada.

Warbaahinta Hobyomedia.com wacxa ay idin soo gudbinaysaa Si live Ah Doorashada  Madaxweynaha Somaaliya oo maanta lagu Doorayao Magaalada Muqdihso 

 Hoos riix si aad u guda gasho Dawashada  Live ka ah 

LEAVE A REPLY