Madaxweynaha Saameynta ku yeelan Doona Galmudug Hadii la Doorto Maanta , Xasan...

Madaxweynaha Saameynta ku yeelan Doona Galmudug Hadii la Doorto Maanta , Xasan Sheikh oo beesha Hawiye Dhawr arimo u Balan Qaaday Aqriso

0
SHARE

HM_Xafiiska Muqdisho  live Update   in ka Badan 14 Musharax ayaa Maanta Doonaya Mid kaasta in uu Hogaamiye ka Noqdo Somaliya oo loo Doorto Madaxweynaha Dowwlada  Fadaraalka Soomalia iyadoona mid kasta oo Musharaxiintaasi ka Mida uu kalsoonida Shacabka waydiistay Golaha Balamanaka Soomaliyeed si uu Dalka Hogaamiye uu ka Noqdo

Degaanada Dowlad Gobaleedka Galmudug aya Si wayn loog Dareemaya Doorashada Madaxweynaha Soomaliyeed oo maanta la Doonayao in lagu Doorto Magalada Muqdisho Waxan Shacbka Galmudug ay dhagta ku Hyaana Siyaasada CUsub ee Dalka uu yeelan Doono Galinka Danbe ee Maanta Waxana Jira Siyaasiiyin Badan oo siwan  Deganada Galmudug looga Hadal Hayo in ay ku sii Bixi Doonaan  Doorashada Madaxweynaha Soomaliyeed

Shaqsiga 1aaad  ee Sida wayn looga Hadal hayo  Deganada Galmudug aya ah in uu  Soo Laaban Doono Madaxweynaha Soomaliyeed ee Hada xilka ka sii dagaya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud Waxana Sidoo kale Jira Musharaxiin aan siyasada horay uga Dhax Muqaan oo dadka ay  is leeyihiin waxa uu kus ii bxi doona Sidii hore ee Xasan sheikh uu u soo baxay madama aan doorashadii hore xasan loo saadaalineen in  uu soo baxo

Xasan Sheikh Maxamuud oo Beesha Hawiye la Kulmay aya Shegay in  Hadii codka beeshasi uu helo isla markna la doorto uu galmudug u balan qaaday  dhawr arimod oo uu ka hor balan qaaday odayasha beesha hawiye

arimaha uu Balan Qaady aya waxa ka mida

1>/ in hadii la Doorto Madaxweyne Xasan sheikh uu meesha ka wareejin doono Madaxweyne Cabdi kariin Xusen Gulled

2 in beesha hawiye u siin doono Wasiiro iyo saraakiil ciidan oo ay ku jiraan Saraakiisha ugu Saraysa Ciidanka Xooga Dalka Soomaliyeed

3 ||in Beeshaasi hawiye ay madaxwyen u dhiiba karaan shaqsi kasta oo ay u arkaan in uu hogaamin karo siyaasada Galmudug

4 in dib loo sixi Doono Qalalaad horay u dhacay oo beshaasi laga kalay iyo in ay  heli doonaan safiiro aan la shaacin tiradooda oo la siin doono siyaasiyin ay soo xuli doonaan odayaasha beelaha hawiye wxana xilaalkaasi la siin doona qaarkood beelaha saleemaan iyo sacad

Wixii warar ah oo ku soo kordha doorashada Live update Xafiiska Muqdihso ayaan idin kaga soo tabin doonaa haduu alle idmo

LEAVE A REPLY