{QOROMO XIISO BADAN}SOOMAALIYEY WAA ADIGAN JIDBEEYSANE MAXAAD LAJIDBOOTEY?Qaybta Kowaad..

{QOROMO XIISO BADAN}SOOMAALIYEY WAA ADIGAN JIDBEEYSANE MAXAAD LAJIDBOOTEY?Qaybta Kowaad..

0
SHARE

Waxaan Wax iska Wediiyey Sababta Keentey In Farxad intaa Le, eg Eey Dareemaan Dad Weeynaha Soomaliyeed Oo ah Markii iigu Horeeysey Ee Aan arko Dad Somaaliyeed dareemeeya in waa farxadeed Uu U Wada Dilaacey Taaa Ayaa Keentay in Su.aalo Badan Aan iska Waydiiyo,

Su,aashayda Koobaad Waxeey Tahey Maxay ku kala,badalan yihiin Madax dii Dalka soo martey iyo Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo Madaxweeynaha Manta Iyo Kuwii Horeba Waxaa Doortey Baarlamaan Ku dhisan Qabiil Kadibna Loogu Magac Darey Baarlamaaka Soomaaliyeed,

 Sawirka Qoraaga  Qoromadan Mudane Sadam Salaad Siyaad


Sadex Madaxweyne Oo Farmaajo ka horeeyey Ee Kala Ahaa Allaah Ha u Naxariistee Claahi Yuusuf Axmad} Shariif Sheikh Ahmed Xasan Sheikh Maxamuud Haatan Oo uu Yahey Madaxweynaha Dalka Farmaajo Dhamaan Waxaa Amnigooda Sugayey Ciidamo u Dhashey Dowladada Shisheeye Mar hadii masuuliyada Amnigaaga Aadan Adigu La heeyn Taas Waxa cadeyneysaa Ineysan U Madax Banaaneeyn Noloshooda Waxaana Masuul ka ahaa Walina Ah Ugaandha iyo Ethiopia,

Hadaba soomaaliyeey su aasheeydu waxay tahey nimaan noloshiisa xor u aheeyn muxuuu adiga kuu Qaban Karaaa?

Tankale ee Garan waaga igu Noqotey waxey tahey Dagaaladii Hore Ee Soomaalidu Waxaa Ay ku Saleeysnaayeen Inta Badan Qabiil ama Siyaasad Aan Sadbursiimo Ka fogeyn Hadaba Maanta Hadiii ay Damacdo Iney Dowlada Somaaliya La Hishiiso Ururka Al shabaab Alshabaab Matahey Urur uu Isagu umadaxbanaan Hishiiska Jawaabtu Waa maya, Hubaal Ururka Alshabaab Waxaa Dhistay Ururka Alqaacida Madaxdaa Alqaacida ayaa leh go.aanka kaliya Ee Shabaab ay Kulamidoobi Karaan Dowlada Taasina Mustaxiil Maaha Macquulse uma eka,

 

Lasoco Qaybta Kale ,
W/Q Saadaam Salaad Siyaad  

Xafiiska Muqdisho

Qoromada Qoraalkan  Waxa ay u Gaar tahay Qoraaga 

 

LEAVE A REPLY