TOP-DHAGEYSO:-Xildhibaan sheegay sida ay Farmaajo iyo Barlamaanka uga hortagayan Cadaawada Itoobiya”

TOP-DHAGEYSO:-Xildhibaan sheegay sida ay Farmaajo iyo Barlamaanka uga hortagayan Cadaawada Itoobiya”

0
SHARE

ayadoo dhawaan Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Dalka lagu dhex Arkay Shaqsia ay aragtidiisa Necebyihiin dhamaan Umadda Soomaaliyeed oo lagu magacaabo General Gabra ayaa Madaxweynaha SOomaaliya si Feejignaan ka muuqato ula Macaamilayaa Dowladaha shisheeye ee Dalka imaanaya,

Mudane Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ah shaqsi ay Dowladnimo dhab ah ka dhex arkaan Qudbadihiisa ayaa waxaa uu aad isha ugu hya Danaha Siyaasadeed ee Dowladaha shisheeye ay ka leeyihiin Dalka Soomaaliya,

Waxaa Mudane Farmaajo uu yahay Mas’uulkii looga Banaanbaxay Muqdisho markii uu ka Tagay Ra’iisul Wasaaraha Dalka iyo markii loo doortay M<adaxweynaha intaba taasi oo Muujineysa waxa uu yahay Shaqsiyan Mudane Farmaajo,

Halkan Hoose Riix si aad u Dhagaysatid Codka

LEAVE A REPLY