War Dag Dag ah Ahlusunna oo Magaalada Guriceel ku Dishay Nin Horay...

War Dag Dag ah Ahlusunna oo Magaalada Guriceel ku Dishay Nin Horay u dilay nin kale

0
SHARE

Maamulka Ahlusunna ayaa Goor dhow Magaalada Guriceel ku Toogtay Maxamed C/llaahi Faarax oo ay ku Eedeeyeen inuu horay u dilay Sargaal ka tirsan Maamulkooda.

Dilka ayaa ka dhacaya Fagaare ku yaalla Magaalada Guriceel ee Gobolka galgaduud.

Ninka Maanta dilka lagu Fuliyay ayaa horay u dilay Marxuun Feysal Yuusuf Goobe

Wixii warar ah o ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY