War Deg Deg ah:- Haweeney la sheegay inuu qabo Sargaal Ajanabi ah...

War Deg Deg ah:- Haweeney la sheegay inuu qabo Sargaal Ajanabi ah oo ka tirsan Shabaab oo la qabtay

0
SHARE

Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya ayaa Maanta Degmada C/casiis ee Gobolka Banaadir ku qabtay Haweeney la sheegay inuu qabay Sargaal ka tirsan Al-shabaab oo ah Ajaanibta la joogta Shabaab.

Ciidanka ayaa sheegay in ay Gacanta ku hayaan Xaaska Sargaalka ka tirsan Ajaanib Shabaab uu qabo,waxaana ay sheegeen in ay Su’aalo weydiinayaan.

Saraakiisha Ciidanka Sirdoonka Soomaaliya weli ma shaacin dalka uu u dhashay Sargaalka ka tirsan Ajaanibta Al-shabaab ee Xaaskiisa Maanta lagu qabtay Magaalada Muqdisho,waxaana ay sheegeen in ay weli baaritaan ku hayaan.

LEAVE A REPLY