AKHRISO: Sida M/Goboleedyada u kala heleen Golaha Wasiirada cusub ,La Soco Maamul...

AKHRISO: Sida M/Goboleedyada u kala heleen Golaha Wasiirada cusub ,La Soco Maamul Gobaleedka ugu Badan ee Wasiirada Helay

0
SHARE

Maamulada Puntland, Galmudug, Koonfur Galbeed SoomaAliya, Hir-shabeelle, Jubba-land  waxa uu Maamul walba xubnin ka helay Golaha Wasiirada Cusub ee uu ku dhawaaqay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.

Halkaan Hoose ka Akhriso sida loo kala helay

1.Cabdi Faarax Juxa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Puntland

2Yuusuf Garaad Cumar Wasiirka Arrimaha Dibadda, (Galmudug)

2.C/raxmaan Xoosh Jibriil Wasiirka Dastuurka, (Puntland)

4.Jamaal Hassan Wasiirka Qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga, (Puntland)

5.Maryan Aweys Wasiirka Dekedaha, (Jubbaland)

6.Cabdi Canshuur Xasan Wasiirka Boostada, isgaarsiinta iyo Tiknoolijiyada,. (Hirshabelle)

7.Maxamed C/llaahi Salaad Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo dhulka, (Jubbaland)

8Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga, (Hirshabelle)

9.Cabaas Siraaji Wasiirka Howlaha Guud, (Jubbaland)

10.Deeqa Yaasiin Wasiirka Haweenka iyo xuquuqul Insaanka, (Hirshabelle)

11.C/raxmaan Maxamed Cabdi Xaashi Wasiirka Kaluumeysiga iyo Kheyraadka, ( Puntland)

12.Maxamed Abuukar Islow Ducaale Wasiirka Amniga Gudaha, ( Hirshabelle)

13.C/raxmaan Yariisow Wasiirka Warfaafinta, Hawiye, (Hirshabelle)

14.C/rashiid C/llaahi Wasiirka Gaashaandhigga, ( Koofurgalbeed)

15.Cabdiraxmaan Daahir Cismaan, wasiirka wabarashads iyo tacliinta sare, (Hirshabelle)

16.Iimaan C/llaahi Cali, wasiirka Awqaafta iyo arrimaha diinta, (Koofur Galbeed)

17.Xildhibaan Shiikh Nuur Maxamed Xasan, Wasiirka Xanaanada Xoolaha, (Koofur Galbeed)

18.Xildhibaan Saciid Xuseen Ciid, Wasiirka Beeraha, Beesha Shanaad, (Hirshabelle)

19.Fowsiya Abiikar Nuur, Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada, (Hirshabelle)

20Xildhibaan Prof. Saalaim Caliyow Ibrow, Wasiirka Korontada iyo Biyaha, (Koofur Galbeed)

21.Xasan Xuseen Xaaji, Wasiirka Cadaaladda, (Koofur Galbeed)

LEAVE A REPLY