Daawo Barnaamij uu Marti ku Yahay Prof C/Qaadir Shirwac Musharaxa Madaxweynaha Dowlad...

Daawo Barnaamij uu Marti ku Yahay Prof C/Qaadir Shirwac Musharaxa Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug ,Arimo Badan oo Wax laga Waydiiyay

0
SHARE

Prof Cabdulqaadir Shirwac oo ah aqoonyahan Soomaliyeed ahna Musharax u Taagan Xilka Madaxtinimada Dowlad Gobaleedka Galmudug  islamarkaana wax badan u soo qabtay bulshada Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharrax madaxtinimada Galmudug u taagan.

Mudane Shirwac ayaa ka soo qeyb qaatay horumarinta degaannada Galmudug, waxaa lagu xasuustaa furitaanka xarumo Jaamacadeed, dhismaha Iskuullo, xarumo caafimaad iyadoo waayadii dambe uu ahaa guddoomiyaha guddiga dhismaha wadada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo.

Halkan Hoose Riix Si aad u Dawato Muqaalka

LEAVE A REPLY